FADLAN BOGA 1 U GUDUD 3
Barnaamijka
Nolosha Oregan
Online ahaan ku buuxi
Barnaamijka Nolosha Oregon
Application online at:
www.lifeline.oregon.gov
Gudida Adeega Shacabka Oregon
(Oregon Public Utility Commission)
PO Box 1088, Salem, OR 97308-1088
800-848-4442 ama 503-373-7171
TTY: 800-648-3458
Taleefanka Fiidyawga: 971-239-5845
Faakis: 877-567-1977 ama 503-378-6047
Iimeel: puc.rspf@state.or.us
pp
Magaca Sharciga ee Dalbadaha (Awow, Kowaad, Aabo.) (Magaca sharciga ee dalbaduhu WAA inuu
ku qoran yahay biilka/xisaabta taleefanka)
Lambarka Amaanka Bulshada ee Dalbadaha. Taariikhda Dhalashada Dalbadahae
Cinwaanka Guriga ee Dalbadaha Cinwaankani ma kumeel gaadhbaa? Haa
Maya Lambarka Guriga
Magaalada Gobolka Zip
Cinwaanka Boosta Dalbadaha
(hadii uu ka duwan yahay ka guriga) Lambarka guriga
Magaalada Gobolka Zip
Shirkada Dalbadaha (kor ku qoran) Lambarka Taleefanka/Xisaabta Dalbadaha
– – / /
Oregon
Oregon
( ) –
Gudida Adeega Shacabka Oregon (PUC) waxay maamulaan barnaamijka Nolosha Oregon.
Hadii aad u qalanto, barnaamijka kaalmada federalka iyo gobolka waxay kaa dhimayaan kharashka
taleefanka guriga, intetnetka wireless, ama broadband ilaaiyo $12.75.
Shirkadaha ka qayb gala barnaamijka Nolosha
Asotin
AT&T Mobility*
aagag qaar
Beaver Creek
CenturyLink
Clear Creek
Colton
*AT&T Mobility waxay siisaa gunada Barnaamijka Nolosha Oregon aagag kaliy.
Lahadal 1-800-377-9450 si aad u ogaado hadii AT&T siiso gunada barnaamijka
Oregon Lifeline aagaagaa.
Buuxi Qaybaha 1, 2a ama 2b, iyo 3
1
BOGA 1 • FM784 (DIB U EEGID LAGU SAMEEYAY 05/06/2020)
Hadii aanad awoodin inaad bixiso macluumaadka sare, fadlan nala soo xidhiidh si aanu kaaga caawino.
ComSpan
DirectLink
Douglas Fast Net
Eagle
Gervais/
DataVision
Co-Op
Helix
Home/TDS
MINET/WVF
Molalla
Monitor
Monroe
Nehalem
North State
Oregon Tel Corp
Oregon/Idaho
People’s
Pine Telephone
Pioneer
Reliance Connects
Roome Tel Com
Scio Mutual
Snake River PCS
St. Paul
Stayton Co.
US Cellular
Warm Springs
Ziply Fiber
BOGA 2 • FM784 (DIB U EEGID LAGU SAMEEYAY 05/06/2020)
U QALMID BARNBAAMIJ KU SALAYSAN
Fadlan sax si aad u calaamadiso dhamaan barnaamijyada aad
leedahay ama uu wakhtigan xubin qoyskaaha ahi ku jirto
Barnaamijka Kaalmada Nafaqada Dheeraadka ah; Food Stamps (SNAP
Dhakhliga Amaanka Dheeraadka ah (SSI
Medicaid
Waraaqo wakhtigan ah ka keen mid kamid ah barnaamijyada soo socda:
Kaalmada Guryaynta Shacabka Federalka ee Gunada
Hawlgabka Askariga ama Qof Masiibo Ka Badbaaday (Qaybta 8)
2
4
Buuxi Qaybta 2b KALIYAhadii aanad u qalmin barnaamijka Qaybta 2a/
FADLAN BOGA 2 U GUDUD 3
Fadlan sax si aad u calaamadiso si aad u sheegto Tirada Qoyskaaga. Si aad
ugu qalanto, Dhakhliga Sanadkii ee qoysku waa in uu u dhaxeeyaa inta lagu
sheegey Tirada Qoyska. Qoyska waxaa la yidhaahdaa shakhsi ama koox dad ah
oo ku wada nool cinwaan isku mid ah oo wadaagana dhakhliga iyo kharashka.
Cadaynta dakhliga waa in lagu muujiyaa arjigaaga.
4
Mid ama wax ka badan oo waraaqaha soo socda ee cadaynta dakhligaaga ah noo
keen: (Nuqul uun naga sii – Nuqulka rasmiga ah lama soo celinayo)
Cashuur celinta Federalka ama Gobolka ee sanadkii horen
Warbixinta dhakhliga sanadkii oo ka socota cida aad u shaqayso
Wax lacag haafto ah oo sadex bilood oo xidhiidh ah oo 12 bilood ee lasoo dhaafay ah
Warbixinta gobolka ee gunada askariga hawlgabka ah
Warbixinta gunooyinka Magdhawga Shaqo ama Shaqaale
Warbixinta gunooyinka Amaanka Bulshada
Warbixinta gunooyinka Hawlgabka
Warqada is furka xaaska ama waraaqaha Biilinta Ilmaha kaas oo ay la socoto xogta dakhligu
2
a
b
U QALMID DAKHLIGA KU SALAYSAN
Wax ka badan 6 xubnood oo qoyska ah? Fadlan nagala soo xidhiidh 1-800-848-4442.
Dakhliha
Guud ee
Sanadkii
Dakhliha
Guud ee
Sanadkii
Tirada
Qoyska
1
2
$0 - $17,226
$0 - $23,274
Tirada
Qoyska
3
4
$0 - $29,322
$0 - $35,370
Tirada
Qoyska
5
6
$0 - $41,418
$0 - $47,466
Dakhliha
Guud ee
Sanadkii
Fadlan buuxi AKHRI, XARFAHA MAGACA EE URUURISKA AH sharci kasta, oo
SAXEEX foomkan sheegaya inaad fahantay oo aad ogolaatay inaad u hogaansanto
shuruucda barnaamijka Nolosha Oregon ee soo socda:
Waxaan fahansanay buuxinta arjigani inayna ahayn in isla markaba in la ii ansixinayo gunada barnaamijka
Nolosha Oregon. Qoraal ayaa la igu ogaysiinayaan xaalada arjigayga.
Waxaan fahansanahay inay qaadan karto inta u dhaxaysa 30-90 maalmood inay shirkadu geliso xisaabtaysa
gunada barnaamijka Nolosha Oregon.
Waxaan siisay Gudida Adeega Shacabka Oregon (PUC), Gudida Isgaadhsiinta Federalka, iyo Shirkada
Maamulaysa Adeega Guud ogolaanshaha inay helaan ama ay naqdin karaan wixii waraaqo ah ee
loo baahan yahay si loo cadeeyo warbixintayda oo loo cadeeyo in aan u qalmo gunada barnaamijka
Nolosha Oregon. Waxaan sidoo kale u ogolaaday shirkada inay siin karto wixii duwaan ah ee ay u
baahdaan gunada barnaamijka Nolosha Oregon.
Waxaan ahay masuul qoys sidoo kale cid kale oo qoyskayga ka tirsan lama siiyo adeega taleefanka guriga,
internetka wireless ama Broadband ee Nolosha.
Waxaan fahansanahay in daynta barnaamijka Nolosha Oregon loo ogol yahay HAL XISAAB QOYSKIIBA
Qoys waxaa la yidhaahdaa dad ku wada nool cinwaan isku mid ah oo wadaaha dhakhliga iyo kharashka.
Waxaan fahansanahay hadii aan jabiyo ama aan ku xad gudbo sharciga ah qoyskiiba hal la iga joojin doono
gunada barnaamijka Nolosha Oregon.
Waxan ogolaaday inaan PUC u sheego 30 maalmeed gudaheed hadii
:
Waxaafahansanahay in aan30 maalmood ku wargaliyo PUC hadii aanan wixii intaa ka danbeeya u qalmin
gunada barnaamijka Nolosha Oregonama waxaa la iga saari karaa barnaamijka
.
Waxaan ogolaaday inaanu wargaliyo PUC 30 maalmood gudaheed markaan guuro.
Waxaan fahansanahay in gunada Nolosha Oregon aan cid kale lagu wareejin karin ama aan qof kale lasiin
karin.
Waxaafahansanahayin la iiga baahan karo inaan cadeeyo inaan weli u qalmo gunada barnaamijka Nolosha
Oregon wakhtigii loobaahdo,hadii aanan ka jawaabin, gunadayda barnaamijkaNolosha Oregon waa la iga
joojinayaa
.
Waxaan fahansanahay in barnaamijka Nolosha Oregon uu yahay guno gobol iyo federal oo hadii ukas warbixin
been ah la gudbiyo ama been la sheego ama waraaqo fooljari ah la gudbiyo si gunada loogu helo in sharciga
ciqaab lagu mudanayo oo ay keeni karto ganaax, xadhig, gunada oo la joojiyo ama in si rasmi ah barnaamijka
qofka looga saaroin.
BOGA 3 • FM784 (DIB U EEGID LAGU SAMEEYAY 05/06/2020)
3
Xajiiqi in uu arjigaagu dhamaystiran yahay kahor inta aanad soo dirin. Maad:
Buuxisay Qaybta 1, 2a ama 2b, iyo Qaybta 3 ee Arjigan?
Soo raaci waraaqaha wakhtigan ah oo ah Qayba 2a ama 2b (hadii loo baahdo)?
Hadii aan waraaqo wakhtigan ah la keenin waxay keeni kartaa diidmo ama dib u dhac arjiga ah.
Fadlan arjiga buuxa usoo dir (oo ay la socdaa waraaqaha wakhtigani, hadii loo baahdo) cinwaanka:
PUC • PO Box 1088 • Salem, OR 97308 AMA Faakiska 1-877-567-1977 ama 503-378-6047
Saxeexayga arjigan waxaan ku cadaynayaa sida uu dhigayo sharciga ganaaxu ee macluumaadka arjigan ku
jira ay yihiin run iyo sax iyo in aan buuxiyay shuruudihii u qalanka ee gunada barnaamijka Nolosha Oregon
.
Saxeexa Dalbadaha:
Magaca Daabacan: Taariikhda:
Aanan wixii ka danbeeya u qalmin gunada barnaamijka Nolosha Guno
Aan qaato wax ka badan mid gunada barnaamijka Nolosha Oregon
Aan joojiyo adeegii aan shirkada ka heli jiray
Xubin kale oo qoyskayga ah ayaa hesha gunada barnaamijka Nolosha Oregon
Dalbaduhu WAA in uu qoro xarafka ugu horeeyo magaca koowaad iyi kan hore e awoowe:
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga
Bilowga